Boqor Salman oo qadka telefanka kula xiriiray Erdogan & Sacuudiga oo bilaabay..

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa kala hadlay boqor Salmaan-ka Sacuudiga sidii lagu xoojin lahaa xiriirka labada dal, oo aad u xumaaday wixii ka dambeeyey dilkii weriye Jamaal Khaashuqji, sida uu sheegay xafiiskiisa. Wada-hadalka labada hoggaamiye oo ku dhacay qadka taleefonka ayaa yimid ka hor shirka dalalka G20 ee Riyadh oo qaab online ah u … Continue reading Boqor Salman oo qadka telefanka kula xiriiray Erdogan & Sacuudiga oo bilaabay..